Dhaxal Suge Maxamed Bin Salmaan oo Hanjabaad culus Hawada marsiiyay

Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudi Carabiya Maxamed bin Salmaan ayaa hanjabaad culus hawada u marsiiyay kooxo uu sheegay in ay halis galinayaan amniga iyo xasiloonida Boqortooyada Sacuudiga. Maxamed Bin Salmaan ayaa sheegay in dowladiisa ay dagaal adag la gali doonto  cid kasta oo halis galineysa amaanka iyo xasiloonida Qaranka, waxa uuna cadeeyay in ay ka go’an tahay … Continue reading Dhaxal Suge Maxamed Bin Salmaan oo Hanjabaad culus Hawada marsiiyay